1/6
Tamaam For Drivers screenshot 0
Tamaam For Drivers screenshot 1
Tamaam For Drivers screenshot 2
Tamaam For Drivers screenshot 3
Tamaam For Drivers screenshot 4
Tamaam For Drivers screenshot 5
Tamaam For Drivers Icon

Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi
Trustable Ranking IconDe Confiança
1K+Transferências
15MBTamanho
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
Versão Android
2.2(27-01-2023)Última versão
-
(0 Avaliações)
Age ratingPEGI-3
Descarregar
DetalhesAvaliaçõesVersõesInfo
1/6

Descrição de Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi


Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.


Car rental


Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.


Food delivery


Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.


Water truck delivery


Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.


Plumber


Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada, tuujiga suuliga IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.


Electrician


Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.

Tamaam For Drivers - Versão 2.2

(27-01-2023)
Outras versões
Novidadesupdated performance and overall functionality

Ainda não há avaliações ou classificações! Para deixares a primeira, por favor

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Tamaam For Drivers - Informação APK

Versão APK: 2.2Pacote: com.tamaamtaxi.darawal
Compatibilidade com Android: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
Programador:Tamaam TaxiPolítica de Privacidade:https://www.tamaamservices.com/privacy-policyPermissões:41
Nome: Tamaam For DriversTamanho: 15 MBTransferências: 1Versão : 2.2Data de lançamento: 2023-01-27 02:57:29Ecrã mínimo: SMALLCPU Suportado:
ID do Pacote: com.tamaamtaxi.darawalAssinatura SHA1: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8Programador (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMOrganização (O): Tamaam GroupLocalização (L): HargeisaPaís (C): SOEstado/Cidade (ST): Waqooyi GalbeedID do Pacote: com.tamaamtaxi.darawalAssinatura SHA1: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8Programador (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMOrganização (O): Tamaam GroupLocalização (L): HargeisaPaís (C): SOEstado/Cidade (ST): Waqooyi Galbeed

Última Versão de Tamaam For Drivers

2.2Trust Icon Versions
27/1/2023
1 transferências14.5 MB Tamanho
Descarregar

Outras versões

2.1Trust Icon Versions
29/11/2022
1 transferências14.5 MB Tamanho
Descarregar
1.5Trust Icon Versions
18/1/2021
1 transferências14.5 MB Tamanho
Descarregar
1.9.2Trust Icon Versions
15/6/2021
1 transferências17 MB Tamanho
Descarregar
appcoins-gift
Jogos BónusGanha ainda mais recompensas!
mais